Sunday, March 8, 2026

DFS oo sheegtay in Jarmalka uu aqoonsaday Baasaboorka diblomaasiga Soomaaliya

Dowladda Jarmalka ayaa si buuxda u aqoonsatay baasaboorka diblomaasiga ee Soomaaliya, iyadoo hadda loogu oggol yahay gelitaan iyo deggenaansho Jarmalka, halkii hore looga aqoonsan jiray marka laga baxayo oo kaliya.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in tani ay caddeyn u tahay horumarinta dukumentiyada safarka, adeegyada socdaalka, iyo xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Jarmalka.

Tallaabadan ayaa muhiim u ah xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo fududeynta socdaalka labada dal sida ay sheegtay Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 07 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Shirka Madaxda Bariga Africa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

RW Xamsa oo xariga ka jaray xarunta ka jawaabista xaaladaha deg dega ah ee amniga Isgaarsiinta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Tanzania

Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si heer sare ah...

Masar iyo Mareykanka oo ka wada hadlay arrimaha Soomaaliya iyo xasilloonida Geeska Afrika

Sida ay baahisay Egypt today wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaas...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles