Tuesday, April 7, 2026

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo Kulan deg deg ahaa ka yeeshay xaalada Suudaan

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan deg deg ahaa ka yeeshay xaalada dalka Suudaan iyo dil wadareedkii dhawaan ka dhacay magaalada Al-Feshir ee dalkaasi Suudaan

Golaha ayaa kulankooda ku lafa guray sida looga gudbi karo dhibaatooyinka dhacaya dalka Suudaan, waxaana Goluhu ay ugu baaqeen dhinacyada isku haaya dalkaas in dib loo bilaabo wadahadaladii horay u socday.

Soo jeedinta fadhigan deg dega aha waxaa lahaa lix wadan oo Golaha Amaanka ka codsaday in si deg deg wax looga qabto dhibaatooyinka xanuunka leh ee ka dhacaya Suudaan, waxaana dalalkaasi kala yihiin UK, Algeria, Sierra Leone, Somalia, Guyana iyo Denmark sida uu shaaciyay Afhayeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay.

Dalalkaan ayaa golaha ka dalbaday in xal waara oo deg deg ah loo helo dhibaatooyinka todobaadkan gudahii ka dhacay gudaha magaalada Al-Feshir ee lagu laayay dadka rayidka ahaa, islamarkaana sababay barakaca kumanaan kale oo shacab ah.

WARARKII KALE

Ciidanka DFS oo howlgal culus ka fuliyay degmada Jilib

Ciidanka gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka...

Somaliland oo Ka Hadashay Hanjabaadaha Xuutiyiinta

Maamulka Somaliland ayaa markii ugu horeyssy ka hadlay wararka...

Qatar iyo Iraan oo arrimo xasaasi ah ka wadahadlay

Raysal wasaaraha dalka Qadar, Sheekh Maxamad bin Cabdulrahman bin...

MW Xasan Sheekh oo Baydhabo kula shiray saraakiisha ciidamada ammaanka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka amniga...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 06 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles