Tuesday, March 3, 2026

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo dib u furay xarumaha diiwaangelinta Gobolka Banaadir

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay Xarumaha Diiwaangelinta Dadweynaha ee Gobolka Banaadir, si muwaadiniinta aan hore isu diiwaangelin ay uga faa’iideystaan fursaddan.

Xarumaha dib loo furay ayaa ku yaalla degmooyinka:

  1. Warta-Nabadda
  2. Howl-Wadaag
  3. Hodan
  4. Wadajir
  5. Dharkeynley
  6. Waabari
  7. Kaxda

Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa aan weli diiwaangelin, in ay si firfircoon uga qeyb qaataan.

Sidoo kale, waxaa ururrada siyaasadeed iyo taageerayaashooda lagu dhiirrigeliyay in ay bulshada ku hoggaamiyaan ka faa’iideysiga dib-u-furista xarumahan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

Horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles