Friday, April 10, 2026

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib ugu fasaxay 15-xildhibaan oo horay looga joojiyay ka qeyb galka fadhiyada golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa dib ugu fasaxay 15-Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ka qeyb galka fadhiyada guud ee Golaha lalfadhiga lixaad.

Xildhibaanadan ayaa hore looga joojiyay ka qeyb galka fadhiyada guud ee Golaha ka dib dhacdadii golaha ka dhacday 27-kii Bishii November ee sanadkii lasoo dhaafay,waxa uuna xildhibaanadda kula dardaarmay ilaalinta dastuurka Qaranka, xeerhoosaadka. Golaha iyo dhaqanka suuban ee soomaaliyeed.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 10 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Kheyraadka dalkeenu waxa uu noqon doonaa mid dadkeenna hormariya”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa...

MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay wasiirka Tamarta Turkiga oo yimid Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada...

Shacabka Jabuuti oo maanta u dareeray doorashada madaxtinimada

Shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta oo Jimce ah si...

Itoobiya oo gacanta ku dhigtay magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay

Booliiska Itoobiya ayaa xiray nin lagu eedeeyay inuu udub...

Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska

Ugu yaraan 4 qof oo muhaajiriin ah ayaa ku...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles