Tuesday, March 17, 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya George Conway oo horkacayay madax ka socotay hay’adaha kala duwan ee Qaramada Midoobay oo ay ku jirto OCHA.

Kulankan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xaaladda abaaraha ee dalka, qorsheyaasha ka jawaabista baahiyaha bini’aadannimo ee sanadka 2025, iyo sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta hay’adaha gargaarka iyo Hay’adda SoDMA.

Sidoo kale, kulanka ayaa looga wadahadlay sidii loo abaabuli lahaa shir guud oo lagu uruurinayo dhaqaale lagu taageero dadka nugu ee ay saameeyeen abaaraha iyo xaaladaha kale ee dalka ka taagan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Lafta gareen oo tagay Baydhabo xilli uu khilaaf kala dhexeeyo DFS

Sida ay sheegayaan wararka Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan...

Xildhibaanada ka soo horjeeda Lafta gareen oo fariin adag u diray DFS

Xildhibaano ka tirsan BFS ee laga soo doortay deegaanada...

Koofur Galbeed oo xariirka u jartay Dowladda Soomaaliya

Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa goordhaw ku dhawaaqay inuu...

Tahriibayaal ay ku jiraan Soomaali oo laba maalmood ku xayirnaa badda oo la badbaadiyay

Markab samatabbixin ah oo lagu magacaabo Aita Mari, lagana...

Trump oo weerar afka ah ku qaaday Soomaalida

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale hadallo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles