Tuesday, February 24, 2026

Guddoomiye Muungaab oo maamul cusub u magacaabay deegaanka Gubta

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa si rasmi ah deegaanka Gubta ugu aqoonsaday Beel ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, waxa uuna u magacaabay Maamul dhamaystiran:

1. Axmed Xaanshi Culusow, ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Beesha Gubta ee Gobolka Banaadir

2. Duniyo Maxamed Caddow, waxaa loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Siyaasadda Beesha Gubta ee Gobolka Banaadir

3. Liibaan Saciid Cali, waxaa loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga Beesha Gubta ee Gobolka Banaadir

4. Ismaaciil Xasan Maxamed, waxaa loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Beesha Gubta ee Gobolka Banaadir

5. Cabdirashiid Xuseen Cali, waxaa loo magacaabay Xoghayaha Beesha Gubta ee Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa kula dardaarmay Maamulka cusub ee Beesha Gubta in uu hor-tebin siiyo Harumarinta Beesha Gubta, Bilicda iyo Baahinta adeegyada aas-aasiga ah.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo war ka soo saartay burburka ku yimid shirkii ay kula jireen Mucaaradka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa nasiib darro ku tilmaamtay isku...

Maamulka Waqooyi Bari oo fariin adag u diray Puntland

Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo...

Puntland oo diiday in doorashada Federaalka lagu qabto Sool

Dowlad-goboleedka Puntland ayaa si adag uga soo horjeesatay jadwalka...

Golaha Mustaqbalka iyo Xildhibaanada mucaaradka oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Xalay magaalada Muqdisho waxaa shir ku yeeshay xildhibaano ka...

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay Maxaas

Diyaarado dagaal ayaa saaka duqaymo xoogan ka fuliyay degmada...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles