Guddoomiyihii Golaha Guurtida Somaliland oo is casilay iyo mid cusub oo la doortay

Guddoomiyahii Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa hadda si rasmi ah isaga casilay jagadaas oo uu hayay muddo la badan 20 sano.

Golaha Guurtida Somaliland ayaa aqbalay is casilaada gudoomiye Saleebaan.

Ka tagaitaankiisa xilka ayaa waxa uu u sababeeyay caqabado ka haysta dhinaca da’da iyo in uu jagadaas fadhiyay muddo dheer.

Muuse Xaaji Cabdi Du’caale ayaa loo doortay guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland.

Waxa uu beddelayaa Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta iscasilay.

Cod gacantaaga ah ayaa Golaha Guurtida Somaliland ay ku ansixiyeen iscasilaadda guddoomiyahii hore, iyada oo laba mudane diideen laba kalana ka aamuseen.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 26 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo u safray Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Guddiga Doorashada oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee laashay doorashadii Galmudug

Guddiga lagu muransanyahay ee doorashada ayaa goordhow ku dhawaaqay...

Itoobiya oo badeshay ciidamadeeda ku sugnaa Baydhabo iyo kuwa cusub oo ay geysay Magaalada

Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay beddeshay dhammaan ciidamadii...

Burburin iyo barakac xooggan oo ka socda Buulo Eelay, Muqdisho oo wajahaysa qax

Burburin iyo barakac ayaa xalay saqdii dhexe ka bilowday...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay Wasiirka UK u qaabilsan Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles