Amiirkii hore ee Qatar oo geeriyooday

Amiirkii hore ee dowladda Qatar, Sheekh Hamad bin Khalifa Al Thani, ayaa saaka geeriyooday isagoo 74 jir ah, sida uu xaqiijiyay Diiwaanka Amiirka (Amiri Diwan) ee Qatar. Dowladda Qatar ma shaacin sababta geerida.

Bayaan ka soo baxay Amiri Diwan ayaa lagu yiri: “Quluub rumeysan qaddarka Alle ayaan ku barooraneynaa geerida Amiirka Aabbaha, Sheekh Hamad bin Khalifa Al Thani, oo saaka geeriyooday.”

Sheekh Hamad ayaa Qatar hoggaaminayay intii u dhexeysay sanadihii 1995 ilaa 2013, waxaana lagu tilmaamaa hoggaamiyihii horseeday isbeddelkii weynaa ee dalkaas ka dhigay quwad dhaqaale iyo mid diblomaasiyadeed oo saameyn ku leh caalamka.

Intii uu talada hayay, Qatar waxay gaartay horumar ballaaran oo dhinacyada dhaqaalaha, bulshada, dhaqanka iyo kaabeyaasha ah, taasoo sare u qaadday sumcadda dalka ee caalamka

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 26 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo u safray Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Guddiga Doorashada oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee laashay doorashadii Galmudug

Guddiga lagu muransanyahay ee doorashada ayaa goordhow ku dhawaaqay...

Itoobiya oo badeshay ciidamadeeda ku sugnaa Baydhabo iyo kuwa cusub oo ay geysay Magaalada

Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay beddeshay dhammaan ciidamadii...

Burburin iyo barakac xooggan oo ka socda Buulo Eelay, Muqdisho oo wajahaysa qax

Burburin iyo barakac ayaa xalay saqdii dhexe ka bilowday...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay Wasiirka UK u qaabilsan Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles