Haweeney Fal Kufsi Ah loo geystey ayaa ka hadashay dhibaatada ay kala kulantay Kufsiga iyadoo ku sigatay inay is disho.balse waxa ay sheegtay inay xasuusatay carruurteeda inaysan iyada kamaarmin.
Fiiro gaar ah: Amina ma ahan magaca saxda ah ee dhibbanaha. Waxaan u beddelnay si aan u illaalino xuquuqda dhibanaha.