Saturday, April 11, 2026

Hay’ada WHO oo war ka soo saartay cudurka ka dilaacay Itoobiya

Hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO ayaa sheegtay inay u daabulayso koox khubaro dalka Itoobiya si ay gacan uga geystaan dadaalada laamaha caafimaadka Itoobiya ee xanuunka halkasi ka dilaacay.

Bayaan ay soo saartay WHO waxay ku sheegtay in halkaasi ay u dirayso koox khubaro ah oo isugu jira 11 sarkaal oo farsamo oo khibrad u leh wax ka qabashada xumadda dhiigbaxa fayraska .

Waxay sidoo kale gacan ka gaysanayaan shebaarada lagu xaqiijinayo, ka hortagga iyo xakamaynta caabuqa, daryeelka bukaan-socodka, isu-duwidda jawaabta xanuunka iyo in bulshada looga digo.

WHO waxa ay sidoo kale siinaysaa qalab muhiim ah oo ay ku jiraan qalabka ay shaqaalaha caafimaadka isaga ilaalin lahaayeen caabuqa.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Soomaaliya ayaa...

Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista

RW hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa...

Geelle oo mar 6-aad loo doortay Madaxweynaha Jabuuti

Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha...

Uganda oo weerar afka ah ku qaaday Turkiga, kuna faanay doorkii Uganda ee dagaalladii Muqdisho

Taliyaha Ciidamada dalka Uganda, ahna wiilka Madaxweynaha Yoweri Museveni,...

Ciidamada Amniga oo qaraxyo ku qabtay Muqdisho

Ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa ku guuleystay inay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles