Hay’adaha gargaarka Suudaan oo ka walaacsan tirada dadka ka barakacaya El-Fasher

Hay’adaha gargaarka ee Suudaan ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin tirada xaddidan ee dadka barakacayaasha ah ee reer Daarfuur ee ka cararaya magaalada El-Fasher. Magaaladu waxa ay u gacan gashay xooggaga gurmadka degdega ah ee RSF dhammaadkii todobaadka, iyada oo la soo sheegayo warbixino baahsan oo ku aadan dilal wadareed iyo dambiyo ka dhan ah aadanah.

Rubuc milyan qof ayay hooy u ahayd caasimada Waqooyiga Daarfuur, balse ilaa shan kun ayaa gaaray magaalada u dhow ee ammaan ah, Tawila, ilaa Khamiistii.

RSF ayaa sheegtay inay xirtay mid kamid h maleeshiyaadkeeda, Abu Lulu, kaasi oo lagu eedeeyay dilal degdeg ah, (waxayna sii daayeen muuqaallo muujinaya isaga oo xabsi ku jira.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

IGAD oo maanta Jabuuti ka furaysa shir looga hadlayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika

Shir aan caadi ahayn oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada...

Trump oo Danjirayaal Cusub u Magacaabay Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga 

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa 14-kii Sebtembar 2026 u...

Cirro oo DF ku eedeeyay in ay dadka Kala qeybisay iyo arrimo xasaasi ah uu ka hadlay

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in...

Duqeyn culus oo xalay ka dhacday duleedka Baydhabo

Duqeyn culus ayaa xalay ka dhacday deegaanka Ceel-Muud, oo...

Meleeshiyaad hubeysan oo dad rayid ah laayay iyo faahfaahin ka soo baxaysa

Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay weerarro ay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles