Sunday, March 8, 2026

Ilhaan Cumar oo weerar afka ku qaaday Trump

Kadib markii uu si isdaba joog ah Donald Trump u weeraray Ilhan Omar iyo Soomaalida todobaadkaan ayaa waxaa weerarkaas afka ah ka jawaab celisay Ilhan, iyada oo ku qeexday Trump in uu mar walba yahay “cunsuri, dulqaad yar, shisheeye neceb ah, muslinkana neceb”.

Muuqaal ay waraysi siinaysay warbaahinta MS Now oo ay ku soo daabacday baraheeda bulshada, ayay sheegtay Ilhan ‘in aysan la yaab lahayn talaabooyinka uu qaaday ee uu ku beegsanayo soo galootiga madowga ah’, sida ay hadalka u dhigtay, iyada oo dib u milicsatay hadaladii qalafsanaa ee uu u adeegsaday wadamada Afrika muddo xileedkiisii hore.

“Waxaan jeclaan lahaa in aan dhaho ayaa ah in dhammaanteen aan nahay muwaadiniin. Baasaboorkeena waxaa ku qoran inaan nahay muwaadiniin dalkaan u dhashay”, ayay tiri Ilhan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 07 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Shirka Madaxda Bariga Africa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

RW Xamsa oo xariga ka jaray xarunta ka jawaabista xaaladaha deg dega ah ee amniga Isgaarsiinta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Tanzania

Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si heer sare ah...

Masar iyo Mareykanka oo ka wada hadlay arrimaha Soomaaliya iyo xasilloonida Geeska Afrika

Sida ay baahisay Egypt today wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaas...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles