Isku daygii lagu doonayay in lagu soo xiro madaxweynaha K/ Koonfureed oo la hakiyay

Booliiska Kuuriyada Koonfureed ayaa joojiyay isku day ay ku doonayeen in ay ku xiraan madaxweynaha shaqada laga joojiyay ee Yoon Suk Yeol ka dib markii ay muddo lix saacadood ah iska horimaad ku dhexmareenilaaladiisa iyo booliiska.

Yoon waxaa ku socda baaritaan ku saabsan ku takri falka awoodiisa iyo kicinta kacdoonka markii uu isku dayay inuu soo rogo xaalad militari oo degdeg ah horaantii December.

Tan iyo subaxdii hore ee jimcaha, toboneeyo baabuur booliis ah ayaa la soo dhoobay wadada tagta hoyga Yoon ee bartamaha Seoul, balse laguma guuleysan in la soo qabto.

WARARKII KALE

Mudanayaasha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada

Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo maanta cod...

Trump oo sheegay inay dhagaystaan wadahadalada madaxda Iran

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu awood...

Lugatoor oo ku baaqay in laga hortago doorashada ay ku dhawaaqday DFS

Madaxda sare ee Puntland ayaa ku baaqday in si...

Lafta gareen oo war ka soo saaray deegaanada ay qabsadeen ciidankiisa taageersan

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 16 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweynaha Ukraine oo difaacay weerarada ay ku hayaan warshadaha Ruushka  

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay inuu “kaliya difaacayo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles