Israa’iil oo wasiirrada Carabta ka hor istaagtay inay tagaan Gaza

Dowladda Israa’iil ayaa lagu soo warramayaa in ay dhowr wasiir arrimo dibadeed oo Carbeed ka mamnuucday in ay galaan Daanta Galbeed ee la haysto oo ay shir ku lahaayeen magaalada Ramallah.

Diblumaasiyiin sarsare oo ka socda Sacuudiga, Urdun, Masar, Qatar, Turkiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa inay Axadda la kulmaan Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas.

Si kastaba ha ahaatee, Israa’iil ayaa sheegtay in tallaabadan ay tahay mid lagama maarmaan ah, maaddaama ay xustay in maamulka Falastiin uu qorsheynayo inuu booqashadiisa u adeegsado soo nooleynta baaqyada ku aaddan abuuritaanka dowlad Falastiin.

Wadamada Carabta ayaa isku dayaya in ay xabad joojin ka dhex dhaliyaan Israa;iil iyo Xamaas.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles