Saturday, March 14, 2026

Jubbaland oo sheegtay in dagaalkii ka dhacay Kudhaa oo xaaladda uga si daray deegaanka

Maamul goboleedka Jubaland ayaa markii ugu horeysay faahfaahin ka bixisay dagaalka dhawaan ka dhacay magaala xeebeedka Kudhaa ee gobolka Jubada hoose.

Maamulka ayaa sheegay in ay dib gacanta u dhigeen deegaanka Kudhaa oo ilaa shalay dagaal ka socday kaas oo u dhexeeyay ciidamada Jubabaland iyo Alshabaab.

Hase yeeshee waxuu maamulka Jubaland sheegay in dagaalkaasi sababay xaalad bini’aadantimo oo daran oo ay wajahaayaan dadkii deegaanka ku noolaa.

Wasiirka arrimaha Bini’aadantimada iyo maaraynta Musiibooyinka ee Jubaland Abdirahman Mohamed Dhiriq ayaa sheegay in dagaalka uu xaaladda uga si daray.

Sidoo kale Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dawladda Jubaland ayaa war kasoo saartay xaaladaha bini’aadanimo ee ka jira deegaan xeebeedka Kudhaa oo 130 km u jira magaalada Kismaayo, halkaas oo ay weerareen Alshabaab.

Ku dhawaad ​​, oo qoys ayaa si ba’an waxaa u saameeyay duulaankii ugu dambeeyay ee ay fuliyeen maleeshiyaadka, oo ay ku barakaceen , oo qof ilaa iyo hadda, waxaana aad uga walaacsanahay xaaladda cakiran ee soo wajahday bulshada oo ay ka mid tahay biyo la’aan daran, adeegyo caafimaad oo muhiim ah iyo sahay cunto oo ku filan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Turkey oo 4 markab dagaal u soo diraysa xeebaha Somalia

Dowladda Turkey ayaa ku dhawaaqday inay afar markab oo...

Buundada Sabiid iyo Caanoole oo maanta duntay

Buundada ku taalla deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka...

DFS oo ka digtay saldhig militari oo Israa’iil ka dhisan karto Berbera

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay in dhulka dalka...

Trump oo ka hadlay xaalada hoggaamiyaha cusub ee Iran

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in hoggaamiyaha cusub...

Jaamacada Carabta oo soo dhaweysay Ansixinta Dastuurka

Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles