Tuesday, March 3, 2026

Madaxweynaha Hirshabelle oo Gaaray Degmada Raaga-Ceelle

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta gaaray degmada Raagge-Ceelle, si uu u dardar geliyo abaabulka gulufka mideysan ee ka dhanka ah AS. Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu mideynayo howlgallada lagu ciribtirayo AS ee ka socda deegaannada Hirshabeelle.

Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay guddoomiyaha degmada, saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo kuwa deegaanka, isagoo dhiirrigeliyay isku-duubnida iyo adkeynta diyaar-garowga. Wuxuu tilmaamay in gulufka cusub uu ka bilaaban doono deegaanno badan oo muhiim ah, isagoo xusay in kulanka xiga lagu qaban doono deeganada ku jira gacanta AS.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

Horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles