Thursday, June 11, 2026

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo rasmi ah xarigga uga jaray Aqalka Madaxtooyada Villa Hirshabeelle

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa si rasmi ah u daah-furay Villa Hirshabeelle iyo Wasaaraddaha Waxbarashada iyo Maaliyadda ee Hirshabeelle.

Xarumahaan waxa ay qeyb ka yihiin mashaariicda waa weyn ee laga xarig-jaray Hirshabeelle.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku boogaadiyey Hirshabeelle bandhigga mashaariicda wanaagsan ee laga hirgaliyey.

Munaasabad weyn oo arrimahaan lagu faahfaahinayo ayaa caawa ka qabsoomi doonto aqalka cusub ee madaxtooyadda Hirshabeelle.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo rasmi ah xarigga uga jaray seddex waddo ee laga dhisay jowhar

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo uu...

Kheyre oo Dowladda ku eedeeyay “Dhulboob iyo Weerar lagu qaaday Shacab”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa...

Ololaha Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo bilaabatay

Ololaha loogu jiro xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka...

Jubbaland oo DF ku eedeysay leexsashada qalab kalluumeysi oo loogu talagalay dowlad-goboleedyada

Maamulka Jubbaland ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay...

Puntland oo digniin culus kasoo saartay amniga iyo dhaq-dhaqaaqyada mucaaradka

Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in ay tallaabo adag ka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles