Madaxweyne Laftagareen oo arrimo muhiim ah kala hadlay safiirka Mareykanka u jooga Somalia

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjiraha Dowlada Marekanka ufadhiya Soomaaliya Ambassador Richard H. Riley

Madaxweyne Laftagareen iyo Danjire Richard H. Riley ayaa kulankooda kaga wada hadlay Sidii dib loogu soo celin lahaa Mashaariicdii Dowlada Marekanka ay ka waday Deeganada Koonfur Galbeed, Xaalada Guud ee Siyaasada Soomaaliya iyo Xaqiijinta Amniga guud Deeganada Koonfur Galbeed.

Laftagareen ayaa Danjiraha Mareykanka uga warbixiyay horumarada ka jira deegaannada Koonfur Galbeed, waxa uuna ka codsaday Mareykanka in ay ka taageeraan dhinacyo badan.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa maalmahan waday kulamo uu la qaadanayay qaar kamid ah wakiillada beesha caalamka, kuwaa uu kala hadlayay taageerada maamulkiisa iyo xaalada siyaadadeed ee dalka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo war ka soo saartay xiisada ka taagan Muqdisho

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska NISA...

Himilo Qaran oo Xasan Sheekh uga digay weerar ka dhan ah xarumaha mucaaradka

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee...

Ciidamo cusub oo Tababar loogu soo xiray Galgaduud

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar...

Imaaraadka carabta oo lagu eedeeyay duqeyn dishay hal qoys ah oo shacab ah

Warbixin baaritaan ah oo ay daabacday warbaahinta Mareykanka ee...

Mareykanka oo ka digay halista Xuutiyiinta iyo qorshahooda Soomaaliya

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa walaac ka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles