Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Hormozgan ee Iran ayaa shaaciyay in weerarradii xalay ay Mareykanku qaadeen ay waxyeello u geysteen afar xarumood oo isgaarsiineed oo ku yaalla gobolka.
Sida lagu sheegay warbixintan, weerarradaas waxaa waxyeello ka soo gaartay “godka Shahid Mirzaei ee dhanka soo noqoshada, buundada Webiga Shur ee ku taal wadada isku xirta Bandar Abbas iyo Sirjan, iyo laba buundo oo ku yaalla gobolka.”
Maamulka Gobolka Hormozgan ayaa dadka ka codsaday inaysan ku safrin waddooyinkan.
Maraykanka oo bartilmaameedsaday buundooyin ku yaalla Iran
NAGU SOO BIIR


