Sunday, April 12, 2026

Maraykanka oo Khaliifa Xaftar ku eedeeyay inuu taageero kooxda RSF ee Sudan

Dhammaadkii shirkii wasiirrada arrimaha dibadda ee dalka G7 ee lagu qabtay Canada, ayaa xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka, Marco Rubio ka sheegay in RSF ay fuliyeen xadgudubyo qorshaysan oo ay ku jiraan dil, kufsi iyo tacaddiyo galmo oo lagula kacay dadka rayidka.

Ciidamada dowladda Suudaan ayaa ku eedeeyay isku-tagga Imaaraadka Carabta, inay ku taageerayaan xooggaga RSF hub iyo dagaalyahano calooshood u shaqaystayaal ah, oo sii maraya dalal afrikaan ah.

Imaaraadka carabtana dhankeeda waxa ay marar badan diiday eedaymahaasi.

RSF ayaa dagaal kula jirtay ciidamada Suudaan tan iyo Abriil 2023, ka dib muran awoodeed oo u dhexeeyay hoggaamiyayaashooda uu isu beddelay dagaal sokeeye.

Hadallada ka soo yeeray xooghayaha arrimaha dibadda Maraykanka ayaa kamid ah kuwii ugu xoogganaa ee ilaa iyo hadda ka soo yeera xukuumadda Trump ee ku aadan daagaalka Suudaan iyo ficillada kooxda RSF, waxaanse la hubin saamaynta ay yeelan doonaan hadaladaasi.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Soomaaliya ayaa...

Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista

RW hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa...

Geelle oo mar 6-aad loo doortay Madaxweynaha Jabuuti

Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha...

Uganda oo weerar afka ah ku qaaday Turkiga, kuna faanay doorkii Uganda ee dagaalladii Muqdisho

Taliyaha Ciidamada dalka Uganda, ahna wiilka Madaxweynaha Yoweri Museveni,...

Ciidamada Amniga oo qaraxyo ku qabtay Muqdisho

Ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa ku guuleystay inay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles