Maraykanka oo ku hanjabay in uu weerari doono Iiraan iyo jawaabta ay Terhaan ka bixisay

Warbaahinta The Wall Street Journal iyo CBS  News ayaa sheegay in Maraykanku isku diyaarinayo weerar ballaadhan oo lagu beegsanayo kaabayaasha tamarta ee Iiraan, kaas oo la sheegay invuu bilaaban karo maanta ama berri, islamarkaana ay suurtagal tahay in Israa’iil ay qayb ka noqoto.

The Wall Street Journal waxay sheegtay in Madaxweyne Donald Trump uu amar ku bixiyay weerarradaas, halka CBS News ay werisay in amarka kama dambaysta ah aan weli la soo saarin.

Iyagoo ka jawaabaya arrintaas, ayaa mas’uuliyiinta Iiraan waxa ka digeen in weerar kasta oo hor leh oo lagu qaado dalkooda lagaga jawaabi doono falcelin ballaadhan, waxayna sheegeen in sii socoshada weerarrada Maraykanku ay “sii adkayn doonto xanibaadda Marinka Hormuz.”

WARARKII KALE

Iran oo bilaabaysa qorshe cusub oo dagaalka ku saabsan

Taliye ku-xigeenka Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran,...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Markab shidaal oo marayay Hormuz ayaa la weeraray

Ururka arrimaha badaha ee UK ee loo ayqaan UKMTO...

Fiqi oo la kulmay wafdi ka socda saraakiil Turkiga ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Puntland oo qabatay gaadiid iyo ciidan ka tirsan DF oo galay waqooyiga Gaalkacyo

Maamulka Puntland ayaa saaka kantaroolka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo...

KGS oo mamnuucay soo gelinta iyo ka ganacsiga qaadka sharci-darrada ah ee Baydhabo

Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo saaray go’aan lagu mamnuucayo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles