Masar iyo hay’adda laanqeeyrta cas oo ku biiray baadigoobka meydadka Qaza

Kooxo ka socda Masar iyo hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa loo oggolaaday inay raadiyaan meydadka la haystayaashii la qafaashay intii lagu jiray weerarradii 7-dii Oktoobar, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta Israa’iil.

Xukuumadda Israa’iil ayaa sheegtay in kooxahan loo oggolaaday inay ka baaraan meel ka baxsan waxa loogu yeero “khadka jaalaha ah” ee aagga ay gacanta ku hayaan Ciidamada Difaaca Israa’iil (IDF) ee Gaza.

Dhinaca kale Axaddii, warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in xubnaha Xamaas sidoo kale loo oggolaaday inay galaan aagga ay IDF ka taliso ee Gaza si ay gacan uga geystaan ​​baaritaanka, iyadoo ay barbar socdaan kooxaha ICRC-da.

Xamaas ayaa soo wareejisay 15 ka mid ah 28 ka mid ah la haystayaasha Israa’iil ee ku dhintay wejiga koowaad ee heshiis xabbad-joojin ah oo uu Maraykanku gar-wadeen ka ahaa, kaas oo dhigaya inay soo wareejiyaan dhammaan maydadka la haysto.

Kooxda ayaa sheegtay in ay hadda la shaqaynayaan mas’uuliyiinta Masar.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles