Monday, September 1, 2025

Maxaa looga hadlay shirka Golaha wasiirada ee Maamulka Koofur Galbeed?

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeedย  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed kaas oo ka dhacay aqalka madaxtooyada magaalada Baydhabo.

Shirka waxaa diiradda lagu saaray arrimo muhiim ah oo la xiriira Amniga Deeganada Koonfur Galbeed, Horumarinta adeegyada Bulshada, Dhaqaalaha iyo arrimo la xiriira Siyaasadda guud ee dalka, Madaxweynaha ayaa ku dhiirrigeliyey Golaha Wasiirrada in ay dardar geliyaan shaqooyinka horyaalla xukuumadda.

Madaxweyne Laftagareen ayaa ku adkeeyey Wasiirrada muhiimadda ay leedahay wada-shaqeynta Hayโ€™adaha dowladda iyo dar-dargelinta barnaamijyada lagu Horumarinayo nolosha shacabka.

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles