Monday, February 16, 2026

Millateriga Suudaan oo laga qabsaday magaalada muhiimka ah ee el-Fasher

Ciidammada Suudaan ayaa xaqiijiyay in ay ka baxeen saldhiggii ugu dambeeyay ee ay ku lahaayeen galbeedka el-Fasher. Waxa lagu soo warramayaa in ciidmamada RSF la yidhaahdo ay la wareegeen gacan-ku-haynta magaaladaasi.

Khudbad laga sii daayay telefishanka ayaa Jeneraal Cabdilfataax al-Burhaan uu ku xaqiijiyay in ciidammadiisu ay ka baxeen halkaasi iyaga oo tudhaya dadka shacabka ah.

Qaramada Midoobay ayaa walaac xooggan ka muujisay waraka sheegaya tacaddiyo iyo gabood-fallo ka dhanka dadka rayidka ah oo ay gaysteen xoogagga RSF, maalmihii la soo dhaafay.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare ee CQS oo xukun ku riday rag ku lug lahaa dilal iyo qaraxyo ka dhacay Balad Xaawo

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa...

Midowga Afrika oo si adag uga horyimid aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga...

Turkiga oo maanta Soomaaliya u soo diray Markabka qodista Shidaalka

Muuqaal uu baahiyay Wasiirka Tamarta ee Turkey, Alparslan Bayraktar,...

Shir madaxeedka Midowga Afrika oo weli ka socda dalka Itoobiya

Midowga Afrika oo xaruntiisa ku taalla magaalada Addis Ababa...

Ciidamada Jubbaland oo Burburiyay Warshad Miinooyin oo Al-Shabaab ku lahaayeen Jubbada Hoose

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Jubbaland oo kaashanaya ciidamada...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles