Friday, June 26, 2026

MW Xasan Sheekh oo ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii naf u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna ayaa ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur oo ka mid ah astaamaha lagu xusuusto halgankii taariikhiga ahaa ee shacabka Soomaaliyeed isaga dulqaadeen heeryadii gumeysiga.

Munaasabadda ubax dhigga Taallada Dhagaxtuur ayaa qayb ka ah, dabaaldagyada lagu weynaynayo xuska sannad-guurada 26-ka Juun, oo ah taariikhda maalintii ugu horreysay ee calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taago dalkeenna, gaar ahaan gobolada Waqooyi ee dalka.

WARARKII KALE

Qoor qoor oo ka haray tartanka doorashada Galmudug

Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa...

Xuutiyiinta Yemen oo farìin hanjabaad ah u dirtay Somaliland

Hoggaamiyaha dhaqdhaqaaqa Ansaar Allah (Xuutiyiinta), Cabdulmalik Al-Xuuthi, ayaa sheegay...

MW Xasan Sheekh oo ka jawaabay tallaabada uu Midowga Yurub fiisaha ugu soo rogay Soomaalda

Midowga Yurub ayaa soo rogay xayiraado ku meelgaar ah...

Tirada dadka ku dhintay dhul gariirka ku dhuftay Venezuela oo korortay

Kooxaha gurmadka ayaa si degdeg ah uga dhex baaraya...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 25 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Kheyre”Xasan Sheekh ayaa amray xarigga iyo Xukunka Sacdiyo Bajaaj”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles