Tuesday, March 3, 2026

Netanyahu oo qabtay kulan amni oo looga hadlayo “qabsashada” dhulka Qaza

Warbaahinta Israel ayaa soo xigtay ilo xog ogaal ah oo sheegaya, in Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu, uu u dhaqaaqayo “qabsashada Marinka Gaza,” taasoo qayb ka ah la tashiyada socda ee dhexmaraya dhinacyada kala duwan ee Israa’iil sida siyaasadda, amniga, iyo militariga, ee ku saabsan wejiga xiga ee dagaalka Marinka.

Warbaahinta Israel ayaa ku warantay in golaha amniga ee Israa’iil iyo xulumaddaba lagu wado in maalmaha soo socda ay shirar dheeri ah yeeshaan, si ay uga wada hadlaan ballaarinta dagaalka Marinka Qaza, iyadoo ay jirto khilaaf dhinaca ammaanka ah oo arrintan ku saabsan.

Sida laga soo xigtay maamulka, wada-tashiga amni ee saddexda saacadood qaatay ee dhacay Talaadadii, oo uu guddoomiyey Netanyahu, ayaa looga hadlay qorshe lagu hareeraynayo magaalada Gaza iyo xeryaha ku yaal bartamaha Gaza.

Xigasho:-BBC

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles