Saturday, February 28, 2026

Pakistan oo ka jawaabtay eedeymo uga yimid Taliban

Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Pakistan, ciidamada Pakistaan ayaa sheegay in aysan bartilmaansaneyn dadka rayidka ah, isla markaana aysan weerar qaadin iyadoo aan ogeysiis bixin.

Isagoo ka jawaabaya eedeymaha Afgaanistaan ​​ee ah in Pakistan ay beegsatay dad rayid ah ka dib duqeymo xagga cirka ah oo ay qaaday, afhayeenka militariga Pakistan, ahna agaasimaha guud ee ISPR Lieutenant General Ahmed Sharif Chaudhry, oo la hadlayay saxafiyiinta Talaadadii, wuxuu yiri: “tallaabo kasta oo militari oo Pakistan qaado, waa mid aan la shaacin

Mar sii horeysay, Zabihullah Mujahid, oo ah afhayeenka xukuumadda ku meel gaarka ah ee Taliban ee Afgaanistaan, ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in Pakistan ay duqeysay guri ku yaalla gobolka Khost, ayna ku dileen 10 carruur ah iyo haween, halka afar kalena ay ku dhaawacmeen duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay Kunar iyo Paktika.

Waxaa uuu Pakistan ku eedeeyay inay ku soo xad gudubtay hawada Afghanistan, isla markaana ay duqeymo xaga cirka ah ka geysatay Pakistan, Khost iyo Kunar.

WARARKII KALE

Iiraan oo farriin u dirtay dalalka Gacanka

Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Cabbaas Araghchi ayaa sheegay...

Isra’iil oo weerar cusub ku qaaday Iran

Isra’iil ayaa bilowday waxa ay ugu yeertay “weerar ka...

Uganda oo shaacisay inay ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya

Taliska ugu sarreeya ciidamada milatariga dalka Uganda ayaa go’aan...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika

Alle ha u naxariistee, muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi...

Taalibaan oo diyaar u ah wadahadal si loo soo afjaro dagaalka kala dhaxeeya Pakistan

Maamulka Taalibaan ee Afghanistan ayaa sheegay inay diyaar u...

Deni, Sheekh Shariif iyo mucaaradka oo isaga tagaya Muqdisho, kadib fashilkii ku yimid shirka

Xubnaha Golaha Mustaqbalka iyo xildhibaano ka tirsan mucaaradka oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles