Eritrea oo xir xirtay culumo albaabbadana isugu dhufatay xarumo diinta lagu barto

Bartamihii bishii July waxaa si lama filaan ah albaabada loo laabay xaruntii caanka ahayd ee ‘Xfzi Qur’aan’ ee magaalada Ginda, waxaana labo maalin kadib xabsiga loo taxaabay maamulihii iyo Sheekh Adem Jaabir Shaban oo ilaa hadda aan la ogeyn halka lala aaday sida ay sheegeen ehelada.

Idiris Ibraahim oo ka mid ah culumada waawayn ee dalkaasi ayaa isagoo ku sugan dalka UK u sheegay BBC-da in magaalooyinka waaweyn ee caalamka ay ka socdaan qeylo dhaan ay dadku ku muujinayaan in Sheekh Adem la sii daayo, isla markaana la ixtiraamo xuquuqda diinta ee Eritrea.

Idiris oo qudhiisa ka soo jeeda Ginda ayaa sheegay in uu si dhow ula socdo xaaladda.

Ka dib markii si lama filaan ah loo xiray xarunta Qur’aanka ee 15 July, 2025, “Sheekh Shaaban wuxuu bilaabay cabasho ka dhan ah xiritaanka, laba maalmood ka dibna way yimaadeen oo ay afduubteen – waxay ahayd afduub,” ayuu yiri.

Gudoomiyaha magaalada Ginda ayaa sheegay in loo xiray arimo la xiriira arintaan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Ukraine oo wajahaysa ‘jiilaalkii ugu adkaa’ tan iyo markii Ruushku kusoo qaaday duullaanka baaxadda leh

Ukraine ayaa wajahaysa "jiilaalkeedii ugu adkaa" tan iyo markii...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa lagu...

Madaxweynahe xasan sheekh oo daahfuray barnaamijka abuur iyo sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo guddoomiyey kulanka xisaabtanka sanadlaha ah ee Xukuumadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre...

Shir madaxeedka dalalka BRICS oo doodiisa ay hareeyeen go’aamada masaxweyne Trump

Mareykanku ma aha xubin ka tirsan ururka BRICS, balse...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles