Sunday, February 15, 2026

Pakistan oo ku hanjabtay inay burburin doonaan Daalibaanka

Wasiirka Difaaca Pakistan ayaa ku hanjabay inuu burburin doono dowladda Daalibaan ee Afghanistan, haddii ay ku guul daraysato inay joojiso weerarada dagaalyahannada xuduudka ka gudba ee weerara ciidamadooda.

Khawaja Asif ayaa sheegay in ka dhalanayso cawaaqib tijaabinta dulqaadka Pakistan. Hadalkiisa ayuu ku soo qoray barta X ee horay loo oran jiray (Twitter).

Waxaa uu ku soo aadayaa hadalka wasiirka ka dib markii uu burburay wadahadalkii u dhaxeeyay labada dowaladood ee ka dhacay Istanbul. Ujeedka wadahadalka ayaa ahaa in xal loo helo khilaafka gacan ka hadalka dhaliyay ee u dhaxeeya labada dal.

Kooxda Daalibaan ee dalka Afghanistan ayaa beenisay inay hooy u tahay kooxaha dagaal yahanada Islaamiga ah, iyaga oo sheegay inay yihiin kuwo u gaar ah xaalada gudaha ee Pakistan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare ee CQS oo xukun ku riday rag ku lug lahaa dilal iyo qaraxyo ka dhacay Balad Xaawo

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa...

Midowga Afrika oo si adag uga horyimid aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga...

Turkiga oo maanta Soomaaliya u soo diray Markabka qodista Shidaalka

Muuqaal uu baahiyay Wasiirka Tamarta ee Turkey, Alparslan Bayraktar,...

Shir madaxeedka Midowga Afrika oo weli ka socda dalka Itoobiya

Midowga Afrika oo xaruntiisa ku taalla magaalada Addis Ababa...

Ciidamada Jubbaland oo Burburiyay Warshad Miinooyin oo Al-Shabaab ku lahaayeen Jubbada Hoose

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Jubbaland oo kaashanaya ciidamada...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles