Qaramada Midoobay oo ka digtaya in dagaalka dalka Koongo uu ku fido gobolka intiisa kale

Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka digay in dagaalka kooxda M23 ka wado dalka Koongada dimoqaraadiga uu isu badali karo dagaal buuxa oo gobolka ka dhaca xili ciidamada Koongo ay dagaal kula jiraan xoogagga mucaaradka oo ku sii siqaya magaalada ugu weyn bariga wadankaasi iyadoo kumannaan qofna ay ka baxsanayaan guryahooda.

Dagaalka ka socda dhulka bariga ee hodanka ku ah macdanta ayaa sii xoogeysanayay tan iyo bilowgii sanadkan waxana kooxda Tutsigu hoggaamiyo ee M23 ay maamulayaan dhul balaaran taasoo aan horay u dhicin.

Maanta oo Jimce ah kooxaha isbahaysiga mucaaradka oo ay ku jirto kooxda M23 ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in ay qabsadaan magaalada Goma oo ah caasimadda gobolka, waxana ku nool dad ka badan hal milyan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

labo macallin oo lagu toogtay iskuul ku yaal Faransiiska

Arday ayaa la xiray kaddib markii maamule iyo macallin...

Baaritaan laga fuliyay guriga Ilhan Omar maxaa loo haystaa

Saraakiisha socdaalka ee Maraykanka ayaa baaritaan ka fuliyey guriga...

 MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay xuska maalinta Calanka

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay...

Somaliland oo Itoobiya u bandhigtay isticmaalka dekedda Berbera iyo marin-badeedkeeda

Maamulka Somaliland ayaa mar kale muujiyey sida uu diyaarka...

12-ka Oktoobar: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed iyo halgankii ka dambeeyay

Maanta oo kale, 12-ka Oktoobar, Soomaaliya waxay xustaa maalinta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles