Saturday, April 4, 2026

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Pakistan

Wasiirka arrimaha gudaha Pakistan ayaa sheegay in weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay bannaanka hore ee maxkamad ku taalla magaalada Islamabad ee caasimadda dalkaas ay ku dhinteen 12 qof, ugu yaraan 27 kalena ay ku dhaawacmeen.

Mohsen Naqvi ayaa intaa ku daray in qof uu qorsheynayay inuu weeraro dhismaha maxkamadda, balse uu awoodi waayay inuu galo.

Naqvi ayaa intaa ku daray in maamulku uu mudnaan siin doono sidii loo aqoonsan lahaa dembiilaha, isla markaana kuwa ku lugta leh sharciga la horgeyn doono. Qaraxyada ismiidaaminta ah ee ka dhaca Islamabad ayaa ahaa kuwo naadir ah sanadihii ugu dambeeyay.

Muuqaalo laga soo qaaday goobta uu falka ka dhacay ayaa muujinaya haraaga gaari gubtay iyo ciidamo ilaalo ah. Naqvi ayaa sheegtay in 27-ka qof ee dhaawacmay lagu dabiibayo

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Dayaarad dagaal oo Maraykanku leeyahay oo ku dhacday gudaha Iiraan

Diyaarad dagaal oo uu leeyahay Mareykanka ayaa ku burburtay...

Mahad Salaad oo la kulmay madaxda hay’adaha CIA iyo FBI

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA),...

Taliya ciidamada xoogga oo sheegay inuu bilaaban doono howlgal culus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud oo...

Guddoomiye Shuute oo Fariin adag u diray Ciidamada

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Xasan Cali Nuur Shuute...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles