Wednesday, March 4, 2026

Qaraxyo ka dhacay Doha, iyo Israa’iil oo beegsaday madaxda Xamaas

Qaraxyo dhowr ah ayaa goor dhow ka dhacay caasimadda Doha, iyadoo warar hordhac ah ay sheegayaan in weerarkan uu ahaa duqeyn ay fulisay Israa’iil.

Weerarkan ayaa la sheegay inuu bartilmaameedsaday madaxda ururka Xammaas ee halkaas ku sugnaa.

Wararka ayaa intaa ku daraya in goobaha la weeraray ay weli gubanayaan, halka xubno ka tirsan Xammaas ay xaqiijiyeen in wafdigiisii wadahadalka uu bartilmaameed ahaa.

Ciidamada Israa’iil ayaa dhinacooda xaqiijiyey in weerarka lagu bartilmaameedsaday madaxda sare ee Xammaas.

Israa|l ayaa xaqiijisay weerarka ay ka fulisay magaalada Dooxa ee xarunta Qatar inay ku beegsatay Khalil al-Hayya iyo Zaher Jabarin oo ka tirsan xafiiska siyaasadda ururka Xamaas, sida uu weriyay telefishinka Israa|l ka soo baxa ee Channel 14 oo ay xigatay Al Jazeera.

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles