Tuesday, March 3, 2026

Qatar oo cambaareysay weerarka ay Israa’iil ku dishay xubno Xamaas ah

Ciidamada Yuhuudda ayaa sheegay inay duqeynta oo ay fulisay diyaarad dagaal ku beegsadaan Madaxda Xammaas oo ay ka mid yihiine: Khaliil Al-xaya oo ah Madaxa siyaasada ururka iyo Zaahir Jabaariin oo ka mida madaxdooda sare.

Waxaa la xaqiijiyay in la waayey xiriirka madaxdii Xammaas oo xilligaa la weerarray ku jiray shir ku saabsan waanwaanka dagaalka Gaza..

Waxaa kaloo la sheegay inuu Madaxda goobta ku shirsanaa ka mid ahaa Khaalid Mishcal oo ka mida mas’uuliyiinta sare ee Xammaas, waxaana la sugayaa xaqiijinta xaaladooda.

Dhanka kale Qatar oo si xooggan u cambaareysey weerarkan, ayaa cadeysay inaysan dulqaadan doonin dhaqanka Israa’iil ee khatarta ah iyo faragelinta joogtada ah ee ammaanka gobolka, iyo wax kasta oo lagu beegsanayo amniga iyo madax-bannaanida dalka, sida uu sheegay Afhayeen u hadlay Wasaarada Arrimaha dibada Qatar

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

Horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles