QM oo sheegtay in Iiraan ay daldashay ugu yaraan 901 qof sanadkii 2024

Ugu yaraan 901 qof ayaa la sheegay inay Iiraan daldashay sanadkii lasoo dhaafay, waxaana ka mid ah 40 hal toddobaad gudihiis la dilay bishii December, sida uu sheegay madaxa xuquuqda bani’aadannimada QM.

“Waa wax aad dadka u dhibaya haddana weli waxaan aragnaa kororka tirade dilka lagu xukumo Iiraan sanad ka sanad,” ayuu yiri Volker Türk.

Wadarta guud waa tii ugu badneyd ee la diwaan-geliyo muddo sagaal sano ah waxayna tusaale u tahay koror 6% ah laga soo bilaabo sanadkii 2023, markaas oo 853 la daldalay.

Inta badan dadka ayaa loo daldalay dembiyo la xiriira daroogo, balse mucaaradka iyo dadka lala xiriiriyay dibad-baxyadii 2022 ayaa sidoo kale la dilay, sida ay sheegtay QM. Waxaa sidoo kale soo kordhaya tirada haweenka la daldalay.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Dowladda Shiinaha oo ugu baaqday Israa’iil in ay joojiso arrin ay ka wado gudaha Gaza

Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Wang Yi ayaa ugu baaqay...

Mudanayaasha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada

Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo maanta cod...

Trump oo sheegay inay dhagaystaan wadahadalada madaxda Iran

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu awood...

Lugatoor oo ku baaqay in laga hortago doorashada ay ku dhawaaqday DFS

Madaxda sare ee Puntland ayaa ku baaqday in si...

Lafta gareen oo war ka soo saaray deegaanada ay qabsadeen ciidankiisa taageersan

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles