Sunday, April 12, 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo xilka u kala wareejiyay Wasiirrada Ganacsiga

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Jamaal Maxamed Xasan iyo Wasiirkii hore mudane Maxamuud Axmad Aadan (geesood).

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka ayaa kula dardaarmay Wasiirka Cusub, in uu la yimaado, hufnaan shaaqo, isaga oo Alle uga baryay inuu u fufudeeyo Masuuliyadiisa, dhanka kalena waxaa uu ku amaanay Wasiirkii hore shaqadii wanaagsaneed ee uu soo qabtay Muddadii uu Joogay Wasaaradda.

Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in Waaaaradda Ganacsiga ay kamid tahay Wasaaradaha hal-boolaha u ah dalka, waxaana uu hoosta ka xariiqay in Xukuumadda DanQaran ay ka go,antahay sidii Dalkaan Warshadihii uu lahaa dib loogu soo celin lahaa.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Soomaaliya ayaa...

Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista

RW hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa...

Geelle oo mar 6-aad loo doortay Madaxweynaha Jabuuti

Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha...

Uganda oo weerar afka ah ku qaaday Turkiga, kuna faanay doorkii Uganda ee dagaalladii Muqdisho

Taliyaha Ciidamada dalka Uganda, ahna wiilka Madaxweynaha Yoweri Museveni,...

Ciidamada Amniga oo qaraxyo ku qabtay Muqdisho

Ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa ku guuleystay inay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles