Wednesday, April 8, 2026

Ra’iisulwasaaraha XFS oo magacaabay Agaasimeyaal guud

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda JFS u magacaabay Mudane Axmed Xasan Yuusuf , iyo Agaasimaha Guud Arrimaha Caddaalada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS oo uu u magacaabay Cabdinuur Xasan Maxamed .

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Mudane Axmed iyo Mudane Cabdinuur kula dardaarmay hufnaan iyo xil-gudasho.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 07 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Ciidanka DFS oo howlgal culus ka fuliyay degmada Jilib

Ciidanka gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka...

Somaliland oo Ka Hadashay Hanjabaadaha Xuutiyiinta

Maamulka Somaliland ayaa markii ugu horeyssy ka hadlay wararka...

Qatar iyo Iraan oo arrimo xasaasi ah ka wadahadlay

Raysal wasaaraha dalka Qadar, Sheekh Maxamad bin Cabdulrahman bin...

MW Xasan Sheekh oo Baydhabo kula shiray saraakiisha ciidamada ammaanka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka amniga...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles