Wednesday, June 17, 2026

Safiirka cusub ee dalka Ingiriiska oo soo gaaray Muqdisho

Safiirka cusub ee dalka Ingiriiska u qaabilsan dalka Soomaaliya Amb.Charles Nicholas King ayaa ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee Aadan Cadde international Airport ee Magaaladda Caasimadda ah ee Muqdisho.

Danjire, Charles Nicholas King, ayaa bartiisa gaarka ah ee “X” ku soo qoray qoraal ayaa waxa uu yiri “Waxaa sharaf ii ah inaan billaabo doorkayga Safiirnimo ee Ingiriiska ee dalka Soomaaliya, waxaan rajeynayaa inaan la shaqeeyo saaxiibadda Soomaaliyeed oo aan wax badan ka barto dalkan Cajiibka ah”.

Charles Nicholas King Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa horey uga soo shaqeeyey Safaaradaha UK ee dalalka Syria, Libya, Afghanistan, Iraq & Masar, sidaas oo kale horey qeyb uga noqday xubnaha dajiyey Siyaasadda UK ee Geeska Afrika

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Duqaymaha Israa’iil ee Koonfurta Lubnaan oo sii kordhaya

Waxaa jira duqaymo dheeraad ah oo Israa’iil ay ka...

Somaliland oo ka hadashay eedeymihii Saldhigga Israa’iil iyo Xarunta Sirdoonka

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland, Maxamed Yuusuf Cali, ayaa sheegay inaysan...

Jubbaland oo DFS ku eedeysay Xirnaanshaha Garoonka Doolow

Maamulka Jubbaland ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay...

Mareykanka oo G/Jubbada Hoose ku dilay qoys rayid ah iyo caruur kadib duqeyn ay fuliyeen

Warbixinta uu qoray wargeyska The Guardian ayaa lagu sheegay...

Burcad-badeed Hubeysan oo Weerarro Ka Fuliyay Xeebaha Yemen iyo Soomaaliya

Koox Burcad badeed hubeysan ayaa waxaa ay weerar ku...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles