Sheekh Shariif oo aqbalay inuu ka guuro Mirinaayo iyo waxa lagu qanciyay

Madaxweyne hore Shariif Sheikh Axmed ayaa dib ugu laabanaya gurigiisa kuyaalay agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, ka dib maalmo uu joogay Waqooyiga Caasimada halkaas oo ay iska horimaadyo ka dhaceen.

Dadaalo ay garwadeen kanoqdaan odayaal dhaqan, qaar kamid ah safaaradaha Reer Galbeedka ilaa Siyaasiin katirsan dowladda Federaalka ayaana lagu guuleystay in Shariif lagu qanciyo kulaabashada aagii horey u daganaa.

Dowladda Federaalka ayaa ku adkeysatay in ay qasab tahay in hoggaamiyayaasha Kheyre iyo Shariif Sh Axmed ay kulaabtaan xayndaabka Xalane, kana baxaan goobihii ay iska horimaadyadu ka dhaceen.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweynaha Iiraan oo war weyn ka sheegay shirka BRICS

Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianXigashada Sawirka,ReutersQoraalka sawirka,Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianKhudbaddii...

Deni oo tababar u soo xiray ciidan cusub oo ka mid noqonaya ciidanka Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar...

Ciidamada Danab iyo Jubbaland oo Hawlgal ka Fuliyay Jubbada Hoose

Ururka 162-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab, oo kaashanaya...

Xuutiyiinta oo ku andacoonaya inay la wareegeen saldhigyo u dhow Bab- al-Mandab

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka dowladda Iran ee IRNA,...

Iran oo ku baaqday in la qaado go’doominta Yemen oo la bilaabo wadahadal

Subaxnimadii Jimcaha, 10-ka Sebtembar, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iran ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles