Wednesday, March 18, 2026

Shirka Amniga koonfur galbeed oo looga hadlay xoojinta Amniga

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed oo looga hadlay Istiraatijiyada Xoojinta Amniga Deeganada Koonfur Galbeed iyo ka Hortaga Dhagaraha al shabaab ay ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed.

Shirkan ayaa ku saabsanaa xaaladda guud ee Amniga Deeganada Koonfur Galbeed iyadoo ay ka qeyb-galeen Wasiirka Arimaha Gudaha, Wasiir ku xigeenka Amniga, Gudoomiyaha Gobolka Baay, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Saraakiisha Hay’addaha Amniga Qeybahooda kala Duwan.

WARARKII KALE

Markab shidaal oo Ruush ah oo sharciyeysan oo maraya Badda Mediterranean-ka

Markab shidaal oo Ruush ah oo sharciyeysan, kuna raran...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Lafta gareen oo tagay Baydhabo xilli uu khilaaf kala dhexeeyo DFS

Sida ay sheegayaan wararka Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan...

Xildhibaanada ka soo horjeeda Lafta gareen oo fariin adag u diray DFS

Xildhibaano ka tirsan BFS ee laga soo doortay deegaanada...

Koofur Galbeed oo xariirka u jartay Dowladda Soomaaliya

Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa goordhaw ku dhawaaqay inuu...

Tahriibayaal ay ku jiraan Soomaali oo laba maalmood ku xayirnaa badda oo la badbaadiyay

Markab samatabbixin ah oo lagu magacaabo Aita Mari, lagana...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles