Friday, April 3, 2026

Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka oo maalintiisa labaad galay

Shirweynaha 7-aad ee garsoorka dalka ayaa maalintiisa labaad ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo casriyeynta nidaamka garsoorka Soomaaliya.

Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, iyo guddoomiyeyaasha maxkamadaha sare ee dowlad-goboleedyada. Mas’uuliyiintan ayaa dhageysanaya doodaha muhiimka ah ee ku saabsan horumarinta garsoorka iyo tayeynta hay’adaha cadaaladda.

Sanadkan, shirweynaha ayaa xoogga lagu saaray sidii loo xoojin lahaa awoodda garsoorka, gaar ahaan la dagaallanka dambiyada xuduudaha ka baxsan iyo hagaajinta wada shaqeynta hay’adaha kala duwan ee dalka

WARARKII KALE

Iran oo si adag ugu hadashay Trump

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Cabbas Araghchi ayaa sheegay...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 02 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

390 Xildhibaan oo lagu dhaariyey Magaalada Muqdisho

390-ka xildhibaan ee goloyaasha deegaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koofur Galbeed iyo wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhaweeyay Beydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Hidise sharciyeedyo baaqna ka soo saaray Colaada gobolka Awdal

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay...

Wafdi culus oo hor u dhac ah u MW Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku qul qulaya Wafuud ka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles