Wednesday, March 4, 2026

Soomaaliya, Kenya iyo Jabuuti oo ka wadahadlay la dagaalka Al-shabaab

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeyb galayey Shirweynaha 2-aad ee Cimilada Afrika ayaa kulan doceedyo gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya, Mudane William Ruto.

Kulammadan ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga dagaalka lagula jiro argagixisada, xoojinta nabadda gobolka, iyo adkaynta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya ay la leedahay dalalka deriska ah.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda iskaashiga gobolka ee lagu xaqiijinayo amniga, horumarka iyo xasilloonida gobolka Geeska Afrika.

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles