Monday, March 30, 2026

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo shirguddoomiyey kulan looga hadlayo Amniga Caasimadda

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa shir guddoomiyay kulanka Hoggaanada iyo qeybaha Booliiska oo Todobaadkan diiradda lagu saaray sugidda amniga dalka, gaar ahaan Caasimada ee Bisha Ramadaan.

Saraakiisha Ammaanka ayuu Taliyuhu uga mahadceliyey gudashada waajibaadka shaqo ee saaran, waxaana uu shacabka ugu baaqay inay Ciidamada kala shaqeeyaan sugidda Amniga si looga hortago dhagarta ay shacabka u maleegayaan AS.

WARARKII KALE

Lafta gareen oo ka safray Baydhabo

Wararka laga helayo Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Madaxweyne...

MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee Soomaaliya ka hawlgala

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada...

DFS oo ka hadashay xaalada ka taagan Baydhabo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in muddo ay ku...

RW Xamsa oo magacaabay wasiiro Cusub

Ra’iisul Wasaaruhu markii uu arkay howlaha baaxadda leh ee...

Dagaal xooggan oo ka socda Baydhabo

Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Baydhabo ayaa sheegaya...

Lafta-gareen oo digniin culus u diray Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen, ayaa digniin...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles