Tuesday, March 3, 2026

Taliye ka tirsan Puntland oo lagu dhaawacay Nugaal

Taliyaha Booliska degmada Eyl ayaa xalay dhaawac culus soo gaaray kaddib markii askari ka tirsan ilaaladiisa uu rasaas ku furay xilli uu hurdayay.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in dhaawaca taliyaha uu yahay mid halis ah, waxaana si degdeg ah loogu qaaday magaalada Garoowe si daryeel caafimaad loogu sameeyo.

Ma cadde sababta ka dambeysay weerarka, sidoo kale ciidamada la sheegay inay qabteen ninka falka geystay.

Dilka ayaa soo aadaya iyadoo dhowaan guddoomiyaha degmada Eyl isna lagu dhaawacay isla degmadaas, taasoo muujinaysa kororka weerarada lagu bartilmaameedsanayo mas’uuliyiinta degmada.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 02 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal la yeeshay Amiirka Qatar iyo Boqorka Urdun

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed...

Howlgal ka dhacay G/Sh/Hoose oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsanaa Al-shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidanka Midowga Afrika...

Dagaalka Bariga Dhexe oo sii xoogeystay maalintii 3-aad

Dagaalka u dhexeeya United States, Israel iyo Iran ayaa...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo cambaareeyay go’aankii lagu celiyay xildhibaanno u safrayay

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay go’aankii...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles