Taliye Sahal oo abaabul dagaal ka wada Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay wadaan howlgallo saf balaaran ah kuwaas oo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaabka ee ku dhuumaaleysaneysa deegano ka tirsan gobolkaas.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka General Sahal Cabdullaahi Cumar oo jiida hore furimaha dagaalka ee ku sugan ayaana wada dardar galinta howlgalka lagu ciribtirayo Khawaarijta, iyagoona geesiyaasha Xoogga Dalka iyo xaq u dirirka deegaanka ku bogaadiyay guulaha ay cadowga ka gaareen maalmihii lasoo dhaafay.

Maleeshiyaadka Al-Shabaab  ayaa xiligaan wajaheysa culeys weyn, kadib markii guluf dagaal iyo duqeymo culus lagu garaacay meelaha ay ku dhuumaaleystaan kooxda.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

labo macallin oo lagu toogtay iskuul ku yaal Faransiiska

Arday ayaa la xiray kaddib markii maamule iyo macallin...

Baaritaan laga fuliyay guriga Ilhan Omar maxaa loo haystaa

Saraakiisha socdaalka ee Maraykanka ayaa baaritaan ka fuliyey guriga...

 MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay xuska maalinta Calanka

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay...

Somaliland oo Itoobiya u bandhigtay isticmaalka dekedda Berbera iyo marin-badeedkeeda

Maamulka Somaliland ayaa mar kale muujiyey sida uu diyaarka...

12-ka Oktoobar: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed iyo halgankii ka dambeeyay

Maanta oo kale, 12-ka Oktoobar, Soomaaliya waxay xustaa maalinta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles