Wednesday, March 4, 2026

Trump oo diiday qorsho ay Israa’il doonayso in ay ku disho Hoggaamiyaha Iran

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa diiday qorshe ay Israa’iil ku doonayso in ay ku disho Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Iiraan Aayatollah Cali Khamenei, sida ay CBS News  u sheegeen saddex sarkaal oo Maraykan ah.

Trump ayaa la sheegay in uu ku waaniyay raysal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu in dilka Khamenei aanu ahayn “fikrad wanaagsan”, sida uu sheegay mid ka mid ah saraakiishaasi.

Wadahadalka ayaa la sheegay in uu dhacay kaddib markii Israa’iil ay weerar ku qaadday Iiraan, maalintii Jimciha.

Intii lagu guda jiray wareysi uu siiyay Fox News, Netanyahu ayaan si toos ah u xaqiijin ama beenin warbixin ay daabacday Reuters oo ahayd in Trump uu diiday qorshaha lagu khaarajinayo Aayatullah.

 

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles