Monday, August 17, 2026

Trump oo diiday qorsho ay Israaโ€™il doonayso in ay ku disho Hoggaamiyaha Iran

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa diiday qorshe ay Israaโ€™iil ku doonayso in ay ku disho Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Iiraan Aayatollah Cali Khamenei, sida ay CBS Newsย  u sheegeen saddex sarkaal oo Maraykan ah.

Trump ayaa la sheegay in uu ku waaniyay raysal wasaaraha Israaโ€™iil Benjamin Netanyahu in dilka Khamenei aanu ahayn โ€œfikrad wanaagsanโ€, sida uu sheegay mid ka mid ah saraakiishaasi.

Wadahadalka ayaa la sheegay in uu dhacay kaddib markii Israaโ€™iil ay weerar ku qaadday Iiraan, maalintii Jimciha.

Intii lagu guda jiray wareysi uu siiyay Fox News, Netanyahu ayaan si toos ah u xaqiijin ama beenin warbixin ay daabacday Reuters oo ahayd in Trump uu diiday qorshaha lagu khaarajinayo Aayatullah.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles