Tuesday, March 3, 2026

Trump oo hub u diri doono Ukraine

Madaxweyne Donald Trump ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii uu xafiiska ku soo noqday u diri doona dalka Ukraine hub awoodaasi oo uu si joogto ah u isticmaali jiray madaxweynihii isaga ka horeeyay, sida ay sheegeen laba ilo oo lagu kalsoon yahay Khamiistii.

Tallaabadaasi ayaa muujinaysa daneynta dib u soo cusboonaatay ee madaxweynaha ee ilaalinta Ukraine.

In ka badan saddex sano ka dib markii Ruushku weeraray Ukraine, kooxda Trump waxay eegi doonaan hubka kaydka Mareykanka si loo gaarsiiyo Ukraine iyada oo la isticmaalayo awoodda Madaxweynaha, sida ay sheegeen ilo-wareedyada.

Trump ayaa Talaadadii sheegay in Maraykanku uu hub badan u diri doono Ukraine si uu uga caawiyo dalkaasi inuu iska difaaco gardarrada sii kordhaysa ee Ruushka.

Waxa suurgal ah in hubkan ay ku jiraan gantaalada difaaca ee Patriot loo yaqaano iyo gantaalada riddada dhexe, laakiin go’aanka ku saabsan waxa saxda ah ee lagu dari karo wali lama gaarin, sida ilo-wareedyada ay sheegayan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

Horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles