Trump oo ka laabtay lacagihii 20% ee uu kusoo rogay marinka Hormuz

Donald Trump ayaa ka sheegay bartiisa Truth Social inuu go’aansaday inuu beddelo lacagta magdhowga ee 20% ee la xiriirta marin-biyoodka Hormuz, isagoo ku beddelaya heshiisyo ganacsi iyo maalgashi oo ay dalalka Khaliijku la geli doonaan Maraykanka.

“Waxaan go’aansaday inaan ku beddelo lacagta 20% ee Maraykanka heshiisyo ganacsi iyo maalgashi oo ay dalalka kala duwan ee Khaliijku ka samayn doonaan Maraykanka.”

Wuxuu intaas ku daray: “Maalgashatadu waxay noqon doonaan kuwo aad u ballaaran, isla markaana si aan caadi ahayn faa’iido ugu leh dalalkaas iyo mustaqbalkooda.”

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Soomaaliya oo guddoomisay shirkii ugu horreeyay ee Wasiirrada Ganacsiga dalalka ku midoobay hin dindisaha geeska Afrika

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha JFS, Mudane Danjire Gamal Maxamed...

DF oo war ka soo saartay dagaalkii ka dhacay Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku...

Jubbaland oo qaadacday Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Jubaland iyo Guddiga...

Deni iyo Axmed Madoobe oo lagu cadaadinayo tagista Muqdisho

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxda maamul goboleedyada...

Israa’iil oo ka digtay inay tallaabo aargoosi ah qaadi doonto haddii UK ay cunaqabatayn soo rogto

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel, Gideon Saar, ayaa uga digay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles