Wednesday, March 4, 2026

Trump oo u hanjabay Xamaas

Ururka Xamaas ayaa sheegay in ay Maraykanka ka heleen hindisayaal loo soo marsiiyay dhexdhexaadiyayaasha oo ku saabsan sidii xabbad joojin looga gaadhi lahaa Qasa.

Bayaan ka soo baxay Maraykanka ayaa Donald Trump uu ugu yeedhay digniintii ugu dambaysay ee Xamaas ee ku aaddan in ay aqbasho heshiiska lagu sii daynayo la haystayaasha Israa’iil.

Sida ay sheegtay warbaahinta Israa’iil, soo jeedintii ugu dambaysay ayaa ah in dhammaan 48 qof oo la haystayaal ah oo intooda badan ay dhinteen la sii daayo maalinta ugu horraysa ee xabbad joojinta si loogu beddelo kumanaan maxaabiis Falastiiniyiin ah. Waxaa sidoo kale la rajaynayaa wadahadal ku saabsan joojinta dagaalka.

Israa’iil ayaa la sheegay in ay si dhab ah uga fiirsan doonto qorshahan.

 

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles