Wednesday, March 4, 2026

Trump oo yiri: “Ilhaan Cumar waxey ka timid dalka dunida ugu xun”

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongreska Maraykanka, kadib markii dhawaan ay Ilhaan dhaleeceysay adeegsiga maamulka Trump ee militariga, iyadoo sheegtay in Mareykanka uu isu beddelayo “mid ka mid ah dalalka ugu xun dunida.”

Ilhan ayaa ka hadlaysay Markaas ciidamada ilaalda Qaranka Mareykanka oo loo daad gureyay Los Angeles oo ay xilligaa ka socdeen mudaharaadyo looga soo horjeedo qabqabshada soo galootiga ee mamaulka Trump uu wado.

Haddaba isaga oo hadlkaas ka jawaabayay madaxweyne Trump:

“Ilhaan Cumar, oo mar walba ka cabata dalkeena, dalka fashilmay ee ay ka timid Ilhan ma laha xukuumad, wuxuu la daalaa dhacayaa dambiyo iyo saboolnimo, waxaana lagu tiriyaa dalalka ugu liita adduunka, haddii xitaa la qiimeeyo,”.

Ma ahan markii ugu horreysay ee Trump uu dalka Soomaaliya ku tilmaamo meel aan dowladi ka jirin, horey ayuu mar ugu sheegay dal aan kala dambeyn iyo ciidan laheyn.

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles